Qeexid

"/dh ld dhowaan (1)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhawaansho oo kali ah:
  • Dareenka raga iyo dumarka ka dhexeenkaro waxa uu ka hadlayaa isku dhawaansho, qof kale in aad u fiicnaatid – in aad ka qeebgashid wax adiga kaa weeyn.
  • Labad dhinac oo khilafkoodu gaaray heerkii ugu sareeyay ayaa kulankii shalay oo reer Somaliland dhegta u wada taagayeen waxaa ka soo baxay qodobo isu soo dhawaansho labada dhinac ahi uu ka muuqday.