Qeexid
"Cod dheer afka ka dhihid."
Qeexid Xigta
Ku dh.: wax cusub sheegid.
[-qay, -qday]
dhawaaq3 ay
dhawaaq3 day
f.mg1"Cod dheer afka ka dhihid."
Ku dh.: wax cusub sheegid.
Wadaag:
Cod dheer oo afka laga yiraahdo; qaylo; (muus.) dh. muusiqada.
ld dhawaaqid.
m.l
Wadaag:
Ka dh.: wax dhawaaq ka keenid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geel badan oo isdaba jooga raad samayn.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Raad ka samaysmay geel badan oo isdaba socda waqti dhado jirto.
m.l
Wadaag:
Wax nabar ku dhufasho.
Nin, naag u galmood.
ld dhaaw2.
f.g1
Wadaag: