Qeexid
Raad ka samaysmay geel badan oo isdaba socda waqti dhado jirto.
Raad ka samaysmay geel badan oo isdaba socda waqti dhado jirto.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Geel badan oo isdaba jooga raad samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhawaati2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dhowaan (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cod dheer oo afka laga yiraahdo; qaylo; (muus.) dh. muusiqada.
Qeexid Xigta: ld dhawaaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Cod dheer afka ka dhihid.
Qeexid Xigta: Ku dh.: wax cusub sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (nax.) Habka ku dhawaaqidda xaraf ama erey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh (-iyo, m.l) ld dhegaati.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ka dh.: wax dhawaaq ka keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xarig saddex dhudood ah oo wax lagu rarto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhawaaji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld dhawaaq1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dhaqmaad2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld dhaawan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld dhowaan (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Wax nabar ku dhufasho.
Qeexid Xigta: Nin, naag u galmood.
Qeexid Kale: ld dhaaw2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhaaw1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xarig yar oo dhigaha lagu xiro.
Qeexid Xigta: Siddo xarig ah oo waxyaabaha qaar loo yeelo. ld dhagaati.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld dhaawasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dhowaandhalad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -wday, -watay
Qeexid: ld dhaawo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]