Qeexid
"Gargaraacidda; dubbaynta."
"Gargaraacidda; dubbaynta."
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Shimbir dhoor iyo af dhuuban oo xooggan leh oo hoygeeda geedaha ka samaysata. ld dhawdhawley.
m.l
Wadaag:
Wax nabar ku dhufasho.
Nin, naag u galmood.
ld dhaaw2.
f.g1
Wadaag:
Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo 'xannaano' ama 'difaac' micneeya. Tus. “Dhididdh.”, “Hantidh.”
m.l
Wadaag:
Xumo ka ilaalin; xannaanayn.
Fiirin; u jeedid; eegid.
Sugid; korosho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Hal ilmo aanay dhalin, kuna sidkanayn lagu maalo.
m.dh
Wadaag: