Qeexid
"(-layaal, m.l/dh) Shimbir dhoor iyo af dhuuban oo xooggan leh oo hoygeeda geedaha ka samaysata. ld dhawdhawley."
"(-layaal, m.l/dh) Shimbir dhoor iyo af dhuuban oo xooggan leh oo hoygeeda geedaha ka samaysata. ld dhawdhawley."
Wadaag:
D. ah: qof been badan oo muujiya karti uusan lahayn.
m.l
Wadaag:
Wax nabar ku dhufasho.
Nin, naag u galmood.
ld dhaaw2.
f.g1
Wadaag:
Xumo ka ilaalin; xannaanayn.
Fiirin; u jeedid; eegid.
Sugid; korosho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo 'xannaano' ama 'difaac' micneeya. Tus. “Dhididdh.”, “Hantidh.”
m.l
Wadaag:
Xarig dhuuban, afar dhudood ah, labada dacal bul ku leh, ka samaysan dun qurxoon oo gabdhaha dhexda ku xirtaan.
Suun ballaaran, bulal lagu qurxiyey oo fardaha qoorta loogu xiro.
Hab quruxsan, oo xarkaha afar dhudoodka ah loo sameeyo. ld dhaalce, dhacle.
m.l
Wadaag: