Qeexid
ld dhowow.
[-waadday, -waatay]
f.mg3ld dhowow.
Fal / verb
f.g3
Labdhedig: -wday, -watay
Qeexid: ld dhaawo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Wax nabar ku dhufasho.
Qeexid Xigta: Nin, naag u galmood.
Qeexid Kale: ld dhaaw2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhaaw1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Wixii waxyeello leh oo dhan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.t
Qeexid: Tiro laba ka badan kana yar siddeed. ld dhowr.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo 'xannaano' ama 'difaac' micneeya. Tus. “Dhididdh.”, “Hantidh.”
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -woobay, -wowday
Qeexid: ld daawow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xumo ka ilaalin; xannaanayn.
Qeexid Xigta: Fiirin; u jeedid; eegid.
Qeexid Kale: Sugid; korosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -wday, -watay
Qeexid: Cid in dhibaato ku dhacdo u Alla tuugid.
Qeexid Xigta: Cid Jin, dabayl iwm ka dabiibasho. ld dhawo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Qof aad u weyn oo carruuroobay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax cudur ka bogsaday noqosho.
Qeexid Xigta: Wax illaaway noqosho. ld dawow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld dhaawan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dhaawid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dhaawid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Gargaraacidda; dubbaynta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Dhab noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -weeyay, -weysay
Qeexid: /mg2 ld dhowee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof aad u da' weyn oo carruuroobay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -maaday, -maatay
Qeexid: Wax tiradoodu dhantahay noqosho.
Qeexid Xigta: Wax aan wax ka harin noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dhoweyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]