Qeexid
"Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo 'xannaano' ama 'difaac' micneeya. Tus. “Dhididdh.”, “Hantidh.”"
"Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo 'xannaano' ama 'difaac' micneeya. Tus. “Dhididdh.”, “Hantidh.”"
Wadaag:
Xumo ka ilaalin; xannaanayn.
Fiirin; u jeedid; eegid.
Sugid; korosho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Deeq dad badan laga soo urursho oo sadaqo ahaan loo bixiyo.
m.dh
Wadaag:
Xumaan, ceeb iwm iska ilaalin.
Wax ka cabsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Ilaalinta la iska ilaaliyo xumaan, ceeb iwm. ld dhawrsasho.
m.l
Wadaag:
Qof xumaanta iyo ceebta iska ilaaliya ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax nabar ku dhufasho.
Nin, naag u galmood.
ld dhaaw2.
f.g1
Wadaag:
Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid.
Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: