Qeexid
Wax dhawraarin u samayn.
[-iyay, -isay]
f.g2Wax dhawraarin u samayn.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: (-nno, m.dh) Wax, wax kale gaashaan dhibaato uga ah. ld dhawraarimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhawraari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dhawraarin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid qado siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: /2 (-ryay, -riday/-risay; -ryi) Naas caanihii laga idlaystay nuugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof dhaar marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo tilmaama “qof wax khabiir ku ah”, sida: fardadh.: fardafuulyahan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la xafiday ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nafley feejignaan badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo 'xannaano' ama 'difaac' micneeya. Tus. “Dhididdh.”, “Hantidh.”
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.t
Qeexid: Tiro laba ka badan kana yar siddeed. ld dhowr.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wixii waxyeello leh oo dhan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xumo ka ilaalin; xannaanayn.
Qeexid Xigta: Fiirin; u jeedid; eegid.
Qeexid Kale: Sugid; korosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Duleed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dharaari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Neef xoolo ah xirid si uu u daaqo, una fogaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid, dhakafaar badid. ld dheg-kafaari, dhekafaari.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid Kale: ld dhaaryid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Maliin.
Qeexid Xigta: Qado.
Qeexid Kale: Meel aqalka ka mid ah, si gaar ah loo goglay, oo ilmaha dhashay la seexiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xoolo meel dhacar leh soofin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]