Qeexid
"eeg dhawraari."
"eeg dhawraari."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Wax, wax kale gaashaan dhibaato uga ah. ld dhawraarimo.
m.dh
Wadaag:
Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo 'xannaano' ama 'difaac' micneeya. Tus. “Dhididdh.”, “Hantidh.”
m.l
Wadaag:
Xumo ka ilaalin; xannaanayn.
Fiirin; u jeedid; eegid.
Sugid; korosho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
/2 (-ryay, -riday/-risay; -ryi) Naas caanihii laga idlaystay nuugid.
f.g1
Wadaag:
Maliin.
Qado.
Meel aqalka ka mid ah, si gaar ah loo goglay, oo ilmaha dhashay la seexiyo.
m.dh
Wadaag: