Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
dhawrid
m.f.dhWadaag:
Tusaale
Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhawrid oo kali ah:
Erayada u qoraal eg: `dhawrid`
dhawr4
Qeexid
Xumo ka ilaalin; xannaanayn.
Fiirin; u jeedid; eegid.
Sugid; korosho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
Labdhedig
-ray, -rtay
Wadaag:
dhawr2
Qeexid
Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo 'xannaano' ama 'difaac' micneeya. Tus. “Dhididdh.”, “Hantidh.”
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
Wadaag:
dhawritaan
Qeexid
Ilaalinta wax dhibaato laga ilaaliyo.
Eegidda indhaha wax lagu fiiriyo.
Sugidda cid la sugo. ld dhawrid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
Wadaag:
dhawriwaa2
Qeexid
(-waayay, -wayday; -waayi) Wax sugi kari waayid (cid).
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
Wadaag:
dhawriwaa1
Qeexid
Samir yari aan wax lala sugi karin.
ld dhawriwaayid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
Wadaag:
dhawrsi
Qeexid
Ilaalinta la iska ilaaliyo xumaan, ceeb iwm. ld dhawrsasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
Wadaag:
dhawrso
Qeexid
Xumaan, ceeb iwm iska ilaalin.
Wax ka cabsasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg3
Labdhedig
-saday, -satay
Wadaag: