Qeexid
"Ilaalinta wax dhibaato laga ilaaliyo."
Qeexid Kale
Sugidda cid la sugo. ld dhawrid.
Qeexid Xigta
Eegidda indhaha wax lagu fiiriyo.
"Ilaalinta wax dhibaato laga ilaaliyo."
Sugidda cid la sugo. ld dhawrid.
Eegidda indhaha wax lagu fiiriyo.
Wadaag:
Qof xumaanta iyo ceebta iska ilaaliya ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Yareynta wax intay ahaayeen in yar laga qaado. ld dhimid.
m.l
Wadaag:
Xumo ka ilaalin; xannaanayn.
Fiirin; u jeedid; eegid.
Sugid; korosho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo 'xannaano' ama 'difaac' micneeya. Tus. “Dhididdh.”, “Hantidh.”
m.l
Wadaag:
Samir yari aan wax lala sugi karin.
ld dhawriwaayid.
m.l
Wadaag:
(-waayay, -wayday; -waayi) Wax sugi kari waayid (cid).
f.g1
Wadaag: