Qeexid
"Dhawrto dad ka urursasho."
[-stay, -satay]
dhawrtays tay
dhawrtays atay
f.g3"Dhawrto dad ka urursasho."
Wadaag:
Xumaan, ceeb iwm iska ilaalin.
Wax ka cabsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Deeq dad badan laga soo urursho oo sadaqo ahaan loo bixiyo.
m.dh
Wadaag:
Badar sacab ku qaybsasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Bar astaysan toog ku barasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Cunto, cabbitaan iwm laysasho.
Dan ebyasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Xumo ka ilaalin; xannaanayn.
Fiirin; u jeedid; eegid.
Sugid; korosho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo 'xannaano' ama 'difaac' micneeya. Tus. “Dhididdh.”, “Hantidh.”
m.l
Wadaag: