Qeexid
"Dhawrto bixin."
[-teeyay, -taysay]
dhawrte eeyay
dhawrte aysay
f.g2"Dhawrto bixin."
Wadaag:
Deeq dad badan laga soo urursho oo sadaqo ahaan loo bixiyo.
m.dh
Wadaag:
Xumo ka ilaalin; xannaanayn.
Fiirin; u jeedid; eegid.
Sugid; korosho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo 'xannaano' ama 'difaac' micneeya. Tus. “Dhididdh.”, “Hantidh.”
m.l
Wadaag:
Dhawrto dad ka urursasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Ilaalinta la iska ilaaliyo xumaan, ceeb iwm. ld dhawrsasho.
m.l
Wadaag:
Xumaan, ceeb iwm iska ilaalin.
Wax ka cabsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof xumaanta iyo ceebta iska ilaaliya ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: