Qeexid
"(f.g) Hanti qof dhintay uga harid."
Qeexid Kale
(f.mg) Ka dh.: ilmuhu ka raacaan waalidintooda raadid.
Qeexid Xigta
(f.g) Hanti qof dhintay looga haray qaybin.
"(f.g) Hanti qof dhintay uga harid."
(f.mg) Ka dh.: ilmuhu ka raacaan waalidintooda raadid.
(f.g) Hanti qof dhintay looga haray qaybin.
Wadaag:
Hantida qof dhintay looga haro.
Raad ay ilmuhu ka raacaan waalidintooda.
m.l
Wadaag:
(qaan.) Hanti ama lacag aad ka heshay qof dhintay, sababta waad lahaatay.
(taar.) Dhacdo taariikheed reebtana taariikh.
m.l
Wadaag:
Cid dhibaato aayatiinkeeda wax u dhinta badid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Dh. ah: wax waxtar weyn oo loo aayo leh.
ld dhaxalgelid.
m.l
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) Wax waxtar weyn leh noqosho.
f.g1
Wadaag:
Dhaxan dareemid (nafley).
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Wax si dherer ah u kala dillaacin.
Galley shiidid.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Ku dh.: meel aan buuxin.
U dh.: Haweeney la qabo ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
Cid wax ay dhaxal u lahayd ka dhumin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid waxay dhaxal u leedahay sida hanti, dhaqan iwm oo ka dhuma.
ld dhaxalwareegid.
m.l
Wadaag:
Cid waxay dhaxal u lahayd dhumid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
dhaaxa fk. Inta badan, marar, badan, badanaa, aalaa. Tus. “Dh. buu ku sugay”. ld dhaaxaa.
Wadaag: