Qeexid

"Dh. ah: wax waxtar weyn oo loo aayo leh."

Qeexid Xigta

ld dhaxalgelid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaxalgal oo kali ah:
  • Isku soo wada duub oo buuggani waa dhaxalgal, khaladaadka yaryar ee aan sheegay ama ka ilduufayna waa kuwo si sahlan loo sixi karo goortii ay noqoto in mar labaad la daabacayo ayse tahay in loo dhug lahaado.
  • Waxaan aragnaa ruux aan wax Hanti ah haysan, oo sabool ah, laakinse Hodan ka ah oo ku sarreeya dhanka nafsiyadda, xikmadda, dul-qaadka, kartida, deeqsinimada, geesinimada iyo dhinacyo kale oo dhaxalgal ah.