Qeexid
"Dhaxan dareemid (nafley)."
[-ooday, -ootay]
dhaxamo oday
dhaxamo otay
f.mg3"Dhaxan dareemid (nafley)."
Wadaag:
Hantida qof dhintay looga haro.
Raad ay ilmuhu ka raacaan waalidintooda.
m.l
Wadaag:
(qaan.) Hanti ama lacag aad ka heshay qof dhintay, sababta waad lahaatay.
(taar.) Dhacdo taariikheed reebtana taariikh.
m.l
Wadaag:
(f.g) Hanti qof dhintay uga harid.
(f.g) Hanti qof dhintay looga haray qaybin.
(f.mg) Ka dh.: ilmuhu ka raacaan waalidintooda raadid.
f.g
Wadaag:
Wax dhaxani hayso ahaansho (nafley).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Subag, dhammaajo, dhiiqo iwm wax ku dhoobid. ld dhamoog2.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Ku dh.: meel aan buuxin.
U dh.: Haweeney la qabo ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
Cid dhibaato aayatiinkeeda wax u dhinta badid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag: