Qeexid
"Qof dhaxal helay."
Qeexid Xigta
Qof dhaxalka qaybiya.
"Qof dhaxal helay."
Qof dhaxalka qaybiya.
Wadaag:
(baay.) Faylam xayawaan oo lehadhax duleed oo ay dhexda ugu jirtoxangulle dareen wade, heerarkooda kobcintaqaarkood waxay leeyihiin adhax dabacsan iyodalool waafiyeed oo u furan dalqada. Waxajira faylam hooseed, kuwaas oo kan uguweyn loo yaqaan lafdhabarley. ld araxle.
m.l.u
Wadaag:
Ku dh.: meel aan buuxin.
U dh.: Haweeney la qabo ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
dhaxlidda astaamaha m.dh Xirafadda gaarka ah ee noole kororsaday inta uu noolyahay wuxuu u gudbin karaa caruurta uu dhali doono; fikraddaan cilmi ahaan ma aha mid sax ah ama rumowda.
Wadaag:
(qaan.) Hanti ama lacag aad ka heshay qof dhintay, sababta waad lahaatay.
(taar.) Dhacdo taariikheed reebtana taariikh.
m.l
Wadaag:
(f.g) Hanti qof dhintay uga harid.
(f.g) Hanti qof dhintay looga haray qaybin.
(f.mg) Ka dh.: ilmuhu ka raacaan waalidintooda raadid.
f.g
Wadaag:
Hantida qof dhintay looga haro.
Raad ay ilmuhu ka raacaan waalidintooda.
m.l
Wadaag:
Xarig dhuuban, afar dhudood ah, labada dacal bul ku leh, ka samaysan dun qurxoon oo gabdhaha dhexda ku xirtaan.
Suun ballaaran, bulal lagu qurxiyey oo fardaha qoorta loogu xiro.
Hab quruxsan, oo xarkaha afar dhudoodka ah loo sameeyo. ld dhaalce, dhacle.
m.l
Wadaag:
Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku darid.
Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku biirid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq.
Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).
m.dh
Wadaag:
Dhaxan dareemid (nafley).
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: