Qeexid
"dhaxlidda astaamaha m.dh Xirafadda gaarka ah ee noole kororsaday inta uu noolyahay wuxuu u gudbin karaa caruurta uu dhali doono; fikraddaan cilmi ahaan ma aha mid sax ah ama rumowda."
"dhaxlidda astaamaha m.dh Xirafadda gaarka ah ee noole kororsaday inta uu noolyahay wuxuu u gudbin karaa caruurta uu dhali doono; fikraddaan cilmi ahaan ma aha mid sax ah ama rumowda."
Wadaag:
Ku dh.: meel aan buuxin.
U dh.: Haweeney la qabo ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
(f.g) Hanti qof dhintay uga harid.
(f.g) Hanti qof dhintay looga haray qaybin.
(f.mg) Ka dh.: ilmuhu ka raacaan waalidintooda raadid.
f.g
Wadaag:
Hantida qof dhintay looga haro.
Raad ay ilmuhu ka raacaan waalidintooda.
m.l
Wadaag:
(qaan.) Hanti ama lacag aad ka heshay qof dhintay, sababta waad lahaatay.
(taar.) Dhacdo taariikheed reebtana taariikh.
m.l
Wadaag:
Dhaxan dareemid (nafley).
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Cid dhibaato aayatiinkeeda wax u dhinta badid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag: