Qeexid

"Xoolo dhaxal ah, qaybsasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaxlo oo kali ah:
  • Iyadoo qofka sameeya si joogto ah jirdhis (exercise) uu dhaxlo kalsooni iyo firfircooni gasha heerka shucuurtiisa.
  • Qaab-nololeedka dadka Shiinuhu wuxuu noqday mid waara oo la iska dhaxlo, taas oo ka dhigtay mid ka mid ah xadaaradaha dunida ugu faca weyn.