Qeexid

"Lega xoolaha oo la kala baray barkii."

Qeexid Kale

Dh. ah: meel biyo qabatin leh oo beerashada ku wanaagsan. 4. ld dhayid.

Qeexid Xigta

Dh. ah: meel bannaan oo aan geedo lahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine