Qeexid

"Cayaar; kaftan."

Qeexid Xigta

ld dhayalid. ld dheyal1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhayal oo kali ah:
  • J: Qaarad dhan oo meel ku shirtay, waxa ka soo bixi karaa maaha wax dhayal ah, markaa sidaas ayaanu uga qayb-gelaynaa.
  • Waxa uu sheegey in ay ka go’an tahay Wasaarad ahaan in Manhaj loo sameeyo Waxbarashada dadban oo aan la dhayalsan karin oo qeybweyn ka ah kor u qaaida Waxbarashada Puntland.