Qeexid
"Cayaarid, kaftamid. ld dheyel2."
[-alay, -ashay]
dhayal2 lay
dhayal2 shay
f.mg1"Cayaarid, kaftamid. ld dheyel2."
Wadaag:
(f.g) Nafley rimman ubad dihasho.
(f.g) Geed miro iwm yeelasho.
(f.g) Caano la lulay subag yeelasho. 4. (f.mg) Ilmo if imaan.
f.g
-alay, -ashay
Wadaag:
(qaan.) Hanti ama lacag aad ka heshay qof dhintay, sababta waad lahaatay.
(taar.) Dhacdo taariikheed reebtana taariikh.
m.l
Wadaag:
eeg dhayalso. ld dhayalsad, dhayalsi, dheyelsasho.
m.f.dh
Wadaag:
Muuqaal ifaaya yeelasho.
Dareere noqosho (adke).
Ka soo dh.: qof, hawl loo xilsaaray sidii la rabey u fulin. ld dhalal2.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Raro.
Nooc aleesha ka mid ah oo inta la taxo dhiilasha iwm lagu qurxiyo. ld dhombol.
m.dh
Wadaag:
Dh. ah: caano markaa la lisay oo aan weli suusacin.
Dh. ah: badar saafi ah oo sabuulkii laga sukulay. ld dhaay.
m.dh
Wadaag:
/dh Geed nagaar yar, laammo aan lahayn oo caleemo balballaaran oo xooluhu cunaan leh.
m.l
Wadaag: