"eeg dhayalso. ld dhayalsad, dhayalsi, dheyelsasho."
Wadaag:
eeg dhayo.
m.f.dh
ld dhayalsasho.
m.l
eeg dhaydhayo.
Arrin fududaysasho.
f.g3
-saday, -satay
eeg dhaqso. ld dhakhsad, dhakhsasho, dhakhsi, dhaqsad (2), dhaqsi dhaqsi m.dh ld dhaqsasho.
eeg dhacso. ld dhacsad, dhacsi.
eeg dhaxso. ld dhaxsad.
(-ooyin, m.l) Sabiisha inteeda muuqata.
m.dh
eeg dhaameelso.
eeg dhaanso. ld dhaansad, dhaansi.
eeg dhaafo. ld dhaafsad, dhaafsi.
ld dhaqsasho.
eeg dhawrso. ld dhawrsad, dhawrsi.
eeg dhaarso. ld dhaarsad.
Cayaarid, kaftamid. ld dheyel2.
f.mg1
-alay, -ashay
ld dheeli.
f.g2
-iyay, -isay
Dhaashi marcasho.
-shaday, -shatay
Cayaar; kaftan.
ld dhayalid. ld dheyal1.
ld dhacarasho.