Qeexid
"Wax la dhayay ahaansho."
[-ynaa, -ynayd]
dhayan naa
dhayan nayd
f.mg4"Wax la dhayay ahaansho."
Wadaag:
Cayaarid, kaftamid. ld dheyel2.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
D. ah: neef soo sid dhoweeyey oo candhadiisa iyo sabiishiisa ka muuqato buurnaan.
m.dh
Wadaag:
/dh Geed nagaar yar, laammo aan lahayn oo caleemo balballaaran oo xooluhu cunaan leh.
m.l
Wadaag:
Lega xoolaha oo la kala baray barkii.
Dh. ah: meel bannaan oo aan geedo lahayn.
Dh. ah: meel biyo qabatin leh oo beerashada ku wanaagsan. 4. ld dhayid.
m.l
Wadaag:
Dh. ah: caano markaa la lisay oo aan weli suusacin.
Dh. ah: badar saafi ah oo sabuulkii laga sukulay. ld dhaay.
m.dh
Wadaag: