Qeexid
"Geed gaab aan qodax lahayn oo leh laamo toostoosan oo dhuudhuuban oo leebabka laga dhigto."
"Geed gaab aan qodax lahayn oo leh laamo toostoosan oo dhuudhuuban oo leebabka laga dhigto."
Wadaag:
D. ah: neef soo sid dhoweeyey oo candhadiisa iyo sabiishiisa ka muuqato buurnaan.
m.dh
Wadaag:
/dh Geed nagaar yar, laammo aan lahayn oo caleemo balballaaran oo xooluhu cunaan leh.
m.l
Wadaag:
Lega xoolaha oo la kala baray barkii.
Dh. ah: meel bannaan oo aan geedo lahayn.
Dh. ah: meel biyo qabatin leh oo beerashada ku wanaagsan. 4. ld dhayid.
m.l
Wadaag:
Dh. ah: caano markaa la lisay oo aan weli suusacin.
Dh. ah: badar saafi ah oo sabuulkii laga sukulay. ld dhaay.
m.dh
Wadaag:
Marinta dawo meel bugta la mariyo.
Dufan weelasha iyo alaabta dusha laga mariyo.
ld dhayid.
m.l
Wadaag:
Xoolaha ama ugaarta yaryar hilibkooda jilicsan oo aan weli adkaan.
ld dhayl 1 (1).
m.dh
Wadaag:
Cayaarid, kaftamid. ld dheyel2.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag: