Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
dhayid
m.f.dhWadaag:
Erayada u qoraal eg: `dhayid`
dhay3
Qeexid
/dh Geed nagaar yar, laammo aan lahayn oo caleemo balballaaran oo xooluhu cunaan leh.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
Wadaag:
dhays
Qeexid
D. ah: neef soo sid dhoweeyey oo candhadiisa iyo sabiishiisa ka muuqato buurnaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
Wadaag:
dhay1
Qeexid
Lega xoolaha oo la kala baray barkii.
Dh. ah: meel bannaan oo aan geedo lahayn.
Dh. ah: meel biyo qabatin leh oo beerashada ku wanaagsan. 4. ld dhayid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
Wadaag:
dhay2
Qeexid
Dh. ah: caano markaa la lisay oo aan weli suusacin.
Dh. ah: badar saafi ah oo sabuulkii laga sukulay. ld dhaay.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
Wadaag:
dhaydhay
Qeexid
Geed gaab aan qodax lahayn oo leh laamo toostoosan oo dhuudhuuban oo leebabka laga dhigto.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
Wadaag: