"eeg dhaylow."
Wadaag:
eeg dhalow2.
m.f.dh
eeg dhabeelow.
eeg dhabow.
eeg dhaqaalow.
Xoolaha ama ugaarta yaryar hilibkooda jilicsan oo aan weli adkaan.
ld dhayl 1 (1).
m.dh
eeg dhillow.
(-oobay, -owday; -oobi) Hilib wax karis lagu jilciyey noqosho.
f.mg1
eeg dhayl2.
eeg dharabow2.
ld dharasow1.
eeg dhaqayow.
eeg dhedow.
ld dhaylo.
m.l
Neef yaraan ku qalasho.
-ylay, -yshay
Ilmo markaas dhashay dilid.
f.g2
-iyay, -isay
eeg dhiiqow.
eeg dhayli.
eeg dhicisow.
eeg dhirifow.