Qeexid
"(dhebi, m.dh) Geed leh laamo toostoosan, caleemo balballaaran laga goosto udbaha, dhigaha iwm oo ka baxa qararka dooxyada."
"(dhebi, m.dh) Geed leh laamo toostoosan, caleemo balballaaran laga goosto udbaha, dhigaha iwm oo ka baxa qararka dooxyada."
Wadaag:
dheh: hadal tilmaama wax dhaca ama wax basa. 2. D. ka sii: wax burburin; wax seexin.
Wadaag:
Dhinac u badashada wax culayskiisu dhan u bato oo uu dheellitirankii lumiyo.
ld dheelliyid.
m.l
Wadaag:
/lg1 (yiri, tiri/dhahay, dhahday; dhihi) Wax ku tiraabid; sheegid.
f.g
Wadaag:
Laba wax ama laba meelood kala barkood; bartan.
Inta u dhexeysa qaarka hore iyo qaarka dambe (nafley); sabar.
m.dh
Wadaag:
/lg1 (yiri, tiri/dhahay, dhahday; dhihi) Wax ku tiraabid; sheegid.
f.g
Wadaag:
Subag iwm xarkagid.
Cid iwm nabmid.
Ku dh.: wax gacanta xoog ugu qabasho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag: