Qeexid

"Magac guud oo kooba labada jaad oo nafleydu u kala baxdo, kan wax dhala oo nuujiya; dumar."

Qeexid Xigta

Dh. ah: wax dumareed ah. ld dhaddig, dhiddig.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine