Qeexid
"eeg dheddigee. ld dhaddigeyn, dhiddigeyn."
"eeg dheddigee. ld dhaddigeyn, dhiddigeyn."
Wadaag:
(f.g) Dheddig ka dhigid.
(f.mg) Dheddig keliya dhalid (nafley). ld dhaddigee, dhiddigee.
f.g
-geeyay, -geysay
Wadaag:
Magac guud oo kooba labada jaad oo nafleydu u kala baxdo, kan wax dhala oo nuujiya; dumar.
Dh. ah: wax dumareed ah. ld dhaddig, dhiddig.
m.l
Wadaag:
Geed quwaax ay dhirindhirka isku bahyihiin, ka baxa dhulka dhagaxa leh oo dhala malmal. ld dhiddin.
m.l
Wadaag:
Geed weyn oo wacanriga u eg oo leh caleemo balballaaran iyo miro la cuno.
Dh. ah: qof aan si dhakhsa ah wax u fahmin.
Dh. ah: nooc ariga ka mid ah oo dhego balballaaran.
m.dh
Wadaag:
Qabow habeenkii dhaca oo sameeya dhibco yaryar oo biyo ah.
m.dh
Wadaag:
Socod habeen haween ugu haasaawo tegid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: