Qeexid
"Geed quwaax ay dhirindhirka isku bahyihiin, ka baxa dhulka dhagaxa leh oo dhala malmal. ld dhiddin."
"Geed quwaax ay dhirindhirka isku bahyihiin, ka baxa dhulka dhagaxa leh oo dhala malmal. ld dhiddin."
Wadaag:
Magac guud oo kooba labada jaad oo nafleydu u kala baxdo, kan wax dhala oo nuujiya; dumar.
Dh. ah: wax dumareed ah. ld dhaddig, dhiddig.
m.l
Wadaag:
(f.g) Dheddig ka dhigid.
(f.mg) Dheddig keliya dhalid (nafley). ld dhaddigee, dhiddigee.
f.g
-geeyay, -geysay
Wadaag:
(-imo, m.l) Summad geela lagu dhigo oo ah xarriiq goobaaban oo dadban oo tagoogta lagu dhigo.
m.dh
Wadaag:
Qabow habeenkii dhaca oo sameeya dhibco yaryar oo biyo ah.
m.dh
Wadaag:
eeg dheeli. ld dhayalin, dhayalis1, dheelis1, dheelsiin.
m.f.dh
Wadaag:
Muruqyada ku dhegsan garabka iyo daqayaha dhabarka midkood.
m.l
Wadaag: