Qeexid
"ld dhedeysasho."
"ld dhedeysasho."
Wadaag:
Socod habeen haween ugu haasaawo tegid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax la dhengedeeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qabow habeenkii dhaca oo sameeya dhibco yaryar oo biyo ah.
m.dh
Wadaag:
Magac guud oo kooba labada jaad oo nafleydu u kala baxdo, kan wax dhala oo nuujiya; dumar.
Dh. ah: wax dumareed ah. ld dhaddig, dhiddig.
m.l
Wadaag:
Geed quwaax ay dhirindhirka isku bahyihiin, ka baxa dhulka dhagaxa leh oo dhala malmal. ld dhiddin.
m.l
Wadaag: