Qeexid
"Socod habeen haween ugu haasaawo tegid."
[-stay, -satay]
dhedeys tay
dhedeys atay
f.mg3"Socod habeen haween ugu haasaawo tegid."
Wadaag:
Wax bixintooda diyaar loo ahaa cashasho.
D. ah: timo jarriin ka dhaafid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Dhawaaq, shanqar iwm dheg u dhigid.
Cid hadal loo soo jeedinaayo ismoogeysiin.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax la dhengedeeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qabow habeenkii dhaca oo sameeya dhibco yaryar oo biyo ah.
m.dh
Wadaag:
Qof, beled aadid si uu ugu soo nasto.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Ku dh.: wax meel ku nabasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax tashiilasho.
Wax daryeelasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Xero, aqal iwm afka ood ka saarasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Magac guud oo kooba labada jaad oo nafleydu u kala baxdo, kan wax dhala oo nuujiya; dumar.
Dh. ah: wax dumareed ah. ld dhaddig, dhiddig.
m.l
Wadaag:
Geed quwaax ay dhirindhirka isku bahyihiin, ka baxa dhulka dhagaxa leh oo dhala malmal. ld dhiddin.
m.l
Wadaag: