Qeexid

ld dhadhami.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhedhemi oo kali ah:
  • Deeqa:-Annagu marka aan aragno Geedka horaan ka fahmeynaa, muuqaalka guud ayaan garan karnaa, annagoon dhedhemin.
  • Waxaa ka dhinnaa, qarkana ay isula saarnaayeen, inay isugu luuqeeyaan:-"Caashaqii ku dhega-tira, Afka lagama dhowro", "Waxaan dhugaa Dhawaaqaaga Beeraha dhexdooda","Wixii aan dhedhemiyaa, waa ii dhanaan yihiin" iwm.