Qeexid

"(-aamo, m.dh) ld dhacaan1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheecaan oo kali ah:
  • Waxaan imid meel lagu faanayo waddaniyada iyo qiimigeeda, lagu dhaadanayo oo dhidid, dheecaan iyo dhiigba loo hurayo.
  • Madaxiisa waxa ka gaduudan dheecaan iyo dhiig.