Qeexid
"(dhecaanno ..., m.dh) (c.nafl.) Iskujir asiidhan oo ka kooban cusbooyin aan orgaanik ahayn, haydarookoloorik asiidh, iyo insaymyo dheefshiid. Tusaale ahaan: bebsin, oo ay soo saaraan qanjidho ku safan calooshu."

Wadaag:
(-gayaal, m.l/dh) (c.nafl.)Hormoon laga sameeyo qaybta xiidmaha ugu xigta ee caloosha. Soo deyntiisa waxaa fududeeya cunnada caloosha soo gasha; dhiigga ayuu raaca wuxuu fududeeya soo deynta dheecaanka caloosha.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.nafl.) Dheecaanka ay soo daayaan qanjirrada caloosha.
m.l
Wadaag:
Macdan aan midab lahayn, aad u adag, kana qaalisan macdanta kale.
Afarta haad ee turubka mid ka mid ah, calaamad afar gees ah oo guduudan leh.
m.l
Wadaag:
Cayaaro farax iyo raynrayn badan darteed u samayn.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Cayaaro farax iyo raynrayn badan darteed loo sameeyo.
ld dheelaasid.
m.l
Wadaag:
Neef xoolo ah xirid si uu u daaqo, una fogaan.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax dheeraar lagu xiray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
/dh Geed weyn, aan qodax lahayn, caleemo yaryar, miro macaan oo la cuno leh oo ka baxa biyo mareennada.
m.l
Wadaag: