Qeexid

Wax waxtar iyo dheef leh siin; cunto siin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheefi oo kali ah:
  • Waxba yaan ku dheeraan qurbe waa Dhibaatee Aammina Dhulkiinoo hadday dheefi maqan tahay Rabbi baan ku dhaartee dhegley lagama heensado Dhitaduu Ilaahay calafkaa ka dhigayoo Dhulka meelad joogtaba waa midaan ku dhaafayn.
  • Waxaase la ogsoon yahay in dhib walba ay dheefi ka dambeyso.