Qeexid
"(baay.) Samayska dheefasho ee borotiinnada, duxda iyo waxyaabo kale oo noolayaasho ku jira ee laga samaynayo moolikiyuullo iyo walxo kale oo yaryar."
"(baay.) Samayska dheefasho ee borotiinnada, duxda iyo waxyaabo kale oo noolayaasho ku jira ee laga samaynayo moolikiyuullo iyo walxo kale oo yaryar."
Wadaag:
(-ayaal, m.l) (baay.) Noole quuta kuwa ka yaryar, marka laga eego xagga silsiladda cuntada. Daaqcunayaashu waxay quutaan dhirta cagaaran oo waa dheefsade hore, hilibcunayaashuna waxay quutaan daaq cunayaasha, markaa waa dh.
m.l
Wadaag:
(baay.) Samayska dh. ee borotinnada, duxda iyo waxyaaba kale oo noolayaasha ku jira ee laga samaynayo molikiyuullada iyo walxo kale oo yaryar.
(baay.) Wadarta ama isugeynta falgallada kiimikaad ee ka dhex dhaca noolayaasha.
m.dh
Wadaag:
Ka dh.: wax faa'iido ka helid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Fiitamiinka cuntada, caanaha iwm ku jiro.
Dulsaarka faa'iido ahaan looga helo lacag bangi la dhigtay.
m.dh
Wadaag:
Wax waxtar iyo dheef leh siin; cunto siin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(baay.) Burburinta uu noole burburinayo cunto soo gashay ee uu ka dhigayo kiimiko ahaan qaab fudud oo si sahlan loo nuugi karo jidhkuna uu isticmaali karo ayaa loo yaqaan dh.
m.l
Wadaag: