Qeexid

"(baay.) Samayska dh. ee borotinnada, duxda iyo waxyaaba kale oo noolayaasha ku jira ee laga samaynayo molikiyuullada iyo walxo kale oo yaryar."

Qeexid Xigta

(baay.) Wadarta ama isugeynta falgallada kiimikaad ee ka dhex dhaca noolayaasha.

Wadaag: