Qeexid

"ld dheefshiidid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheefshiid oo kali ah:
  • Nudayaashuna marka ay isu tagaan wexey noqdaan xubin. xubnaha isu tegeyna wexey sameeyaan habdhis (sida habdhiska taranka, hab dhiska dheefshiidka iwm). habdhisyadu hadey isu tagaan wexey sameeyaan noole (sida dad ama xayawaan).
  • Bu'da waxay ku dhex jirtaa balaasma gudeedka, waxayna u egtahay sidii wax xuub ku wareegsan yahay oo kale. waxaana balaasma-gudeedka ku dhex jira saxarro aad u yaryar, kaasoo ah haraagii noolihii yaryaraa ay dheefshiidday.