Qeexid
"(daaw.) Dheefshiid xumaada, cunnada kaddib xanuun bay leedahay, dibiro, lallabo iyo matag."
"(daaw.) Dheefshiid xumaada, cunnada kaddib xanuun bay leedahay, dibiro, lallabo iyo matag."
Wadaag:
(baay.) Burburinta uu noole burburinayo cunto soo gashay ee uu ka dhigayo kiimiko ahaan qaab fudud oo si sahlan loo nuugi karo jidhkuna uu isticmaali karo ayaa loo yaqaan dh.
m.l
Wadaag:
Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin noqosho.
Qof waalan noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Macdan aan midab lahayn, aad u adag, kana qaalisan macdanta kale.
Afarta haad ee turubka mid ka mid ah, calaamad afar gees ah oo guduudan leh.
m.l
Wadaag:
(-manaa, -manayd/-minnaa, -minnayd) Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin ahaansho.
Qof waalan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(baay.) Marka la sharxayo bu', unug, ama noole leh hal urur oo koromosoomyo aan lamaanayn.
m.l
Wadaag:
(-ayaal, m.l) (baay.) Noole quuta kuwa ka yaryar, marka laga eego xagga silsiladda cuntada. Daaqcunayaashu waxay quutaan dhirta cagaaran oo waa dheefsade hore, hilibcunayaashuna waxay quutaan daaq cunayaasha, markaa waa dh.
m.l
Wadaag:
Ka dh.: wax faa'iido ka helid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Fiitamiinka cuntada, caanaha iwm ku jiro.
Dulsaarka faa'iido ahaan looga helo lacag bangi la dhigtay.
m.dh
Wadaag:
Wax waxtar iyo dheef leh siin; cunto siin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(baay.) Samayska dheefasho ee borotiinnada, duxda iyo waxyaabo kale oo noolayaasho ku jira ee laga samaynayo moolikiyuullo iyo walxo kale oo yaryar.
m.dh
Wadaag: