Qeexid

"Labada dhinac ee laga raro geelo middood."

Qeexid Xigta

Markabka dushiisa sare.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheeg oo kali ah:
  • Gabay Cumar Ustareeliya uu geela u tiriyey ayaa waxa dheegtay nin ay ilmaadeer ahaayeen oo isaguna Hargeysa caan ku ahaa oo hanti iyo maqaaxi aad ugu caanbaxday maraqa karaaciinka lahaa.
  • Wasiirka arimaha dibada ee DKMG Yusuf Dheeg oo isagu haatan ku sugan magaalada Nairobi ayaa maanta kulan la leh dhigiisa Kenya.