Qeexid
"Cayaaro farax iyo raynrayn badan darteed u samayn."
[-say, -stay]
dheelaas2 ay
dheelaas2 tay
f.mg1"Cayaaro farax iyo raynrayn badan darteed u samayn."
Wadaag:
Cayaaro farax iyo raynrayn badan darteed loo sameeyo.
ld dheelaasid.
m.l
Wadaag:
Hurdo laga kacay oo aan weli la baraarugin, makalaalax. ld dhelallow1, dheerallaabo, dheerallow1.
m.dh
Wadaag:
Nafley dheel ku maaweelin. ld dhayali, dheelsii (2).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ciyaarid.
Wax qabow habeenkii ku dhacay dartii la qoyid.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
eeg dheeli. ld dhayalin, dhayalis1, dheelis1, dheelsiin.
m.f.dh
Wadaag:
(-laabay,-lowday; -laabi) Qof hurdo ka kacay isagoo weli baraarugin dhaqdhaqaaq iyo hadal sameyn. ld dheerallow2.
f.mg1
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Wax culayskiisa dhinac u badasho.
f.mg1
Wadaag: