Qeexid Xigta
ld dheerallaabid.
ld dheerallaabid.
Wadaag:
Hurdo laga kacay oo aan weli la baraarugin, makalaalax. ld dhelallow1, dheerallaabo, dheerallow1.
m.dh
Wadaag:
(-laabay,-lowday; -laabi) Qof hurdo ka kacay isagoo weli baraarugin dhaqdhaqaaq iyo hadal sameyn. ld dheerallow2.
f.mg1
Wadaag:
Cayaaro farax iyo raynrayn badan darteed loo sameeyo.
ld dheelaasid.
m.l
Wadaag:
Cayaaro farax iyo raynrayn badan darteed u samayn.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
eeg hullow. ld hillaab, hillaabid, hillaab1 (3).
m.f.dh
Wadaag: