Qeexid
"(-laabay,-lowday; -laabi) Qof hurdo ka kacay isagoo weli baraarugin dhaqdhaqaaq iyo hadal sameyn. ld dheerallow2."
"(-laabay,-lowday; -laabi) Qof hurdo ka kacay isagoo weli baraarugin dhaqdhaqaaq iyo hadal sameyn. ld dheerallow2."
Wadaag:
Hurdo laga kacay oo aan weli la baraarugin, makalaalax. ld dhelallow1, dheerallaabo, dheerallow1.
m.dh
Wadaag:
Cayaaro farax iyo raynrayn badan darteed loo sameeyo.
ld dheelaasid.
m.l
Wadaag:
Cayaaro farax iyo raynrayn badan darteed u samayn.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Ciyaarid.
Wax qabow habeenkii ku dhacay dartii la qoyid.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Nafley dheel ku maaweelin. ld dhayali, dheelsii (2).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Dhibaato ku soo fool leh awgeed welwel iyo cabsi dareemid.
f.mg1
Wadaag:
eeg dheeli. ld dhayalin, dhayalis1, dheelis1, dheelsiin.
m.f.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qof aad u weyn oo carruuroobay noqosho.
f.mg1
Wadaag: