Qeexid

"Nafley dheel ku maaweelin. ld dhayali, dheelsii (2)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheeli oo kali ah:
  • Habka sameeynta cuntada ee dhirta (Photosynthesis) ayaa asna kaalin libaax ka qaata dheelitirka hawooyinka cirka, sababto ah dhirtu waxay isticmaashaa kaarboon-labo-ogsaydhka kuna sii daysaa cirka ogsajiin saafi ah.
  • Isu dheelitirida baahida shaqada iyo qoyska marka labada waalidba ay shaqaynayaan waa wax adag.