Qeexid
"Wax la dheellitiray ahaansho."
[-rnaa, -rnayd]
dheellitiran2 naa
dheellitiran2 nayd
f.mg4"Wax la dheellitiray ahaansho."
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax la dheellitiray noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Xisaab labadeeda dhinac isle'ekeysiin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Isle'ekeysiinta culayska saaran wax labadiisa dhinac.
Isle'ekeysiinta xisaab labadeeda dhinac.
ld dheellitirid.
m.l
Wadaag:
Dhinac u badashada wax culayskiisu dhan u bato oo uu dheellitirankii lumiyo.
ld dheelliyid.
m.l
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Wax culayskiisa dhinac u badasho.
f.mg1
Wadaag:
(kiim.) Falgal kiimikaad oo gedisme ah oo ribnaanta falgaleyaasha iyo maxsuulladuba aanay isla beddelin amminta sababta oo ah habdhiska ayaa ku sugan xaalad teermoodaynamik ahaan dheelitiran.
m.l
Wadaag:
Ciyaarid.
Wax qabow habeenkii ku dhacay dartii la qoyid.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Nafley dheel ku maaweelin. ld dhayali, dheelsii (2).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: