Qeexid

"eeg dheelmo. ld dheelmad, dheelmataan, dhelmatiin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheelmasho oo kali ah:
  • Dhabtuun baa khalqigu diidayaa meesha dheer tegaye Dhulgariirka waa laga baqaa waayo soo dhaxaye La dhex joogi maayoo arlada dheelmashow qorane Qofba wuxuu dhigtaa baa u yaal dhiilka aakhiro'e Ninkii dhiirri sheegtow is furo waa dhanaan tahaye.
  • Dhabtuun baa khalqigu diidayaa meesha dheer tegaye Dhulgariirka waa laga baqaa waayo soo dhaxaye La dhex joogi mayo arlada dheelmashow qorane Qofba wuxuu dhigtaa baa u yaal dhiilka aakhiro Ninkii dhiiri sheegtow is furo waa dhanaan tahaye.