Qeexid

"Wax habeen guuragelin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheelmi oo kali ah:
  • Rasuulku SCW isla habeenkiiba wuxuu ku soo laabtay Makka, subixii markuu waagu baryeyna wuxuu u tegey qureysh oo u sheegay in la dheelmiyey.
  • Rasuulka SCW wuxuu habeenkaas la dheelmiyey soo arkay arrimo waa weyn oo Ilaahay aayaadkiisa ka mid ah siduu Alleba ku sheegay aaayaddaan.