Qeexid
"dheeraad ah."
"dheeraad ah."
Wadaag:
Wax tiro ama qiyaas la isla ogyahay siyaado ku ah. ld dheeri1.
m.l
Wadaag:
Wax tiro ama qiyaas la isla ogyahay siyaado ku ah. ld dheeri1.
m.l
Wadaag:
Xarig dheer oo xoolaha lagu xiro si uu u daaqo una fogaan.
m.l
Wadaag:
(c.naf.) Welwel ka qabid shaqada jirka iyo caafimaad darro la mala awaaley. Waxay keeni kartaa cudur mas kaxeed qofka naftiisa naafeeya. Noocyada khatarta ah waxa jira himadjab caafimaad darro, oo sida badan ay sabab u tahay qalbi jabka joogtada ah.
m.l
Wadaag:
Neef xoolo ah xirid si uu u daaqo, una fogaan.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Neef xoolo ah si uu u daaqo meel ku xirasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax dheeraar lagu xiray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(f.mg) Wax aan jooggiisu gaabnayn ahaansho.
(f.mg) Wax meel fog ku sugan ahaansho.
(f.mg) Waqti muddo la sugayo ama la soo dhaafay ahaansho. 4. (f.g) Is dh.: isla mid ahaansho, kisi ahaansho (nambar).
f.g
Wadaag:
(f.g) Wax xawliga ay ku socdaan kordhin.
(f.mg) U dh.: cid waxay qeyb u lahayd wax ka badan siin.
f.g
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Cayayaan yaryar dalagga daldalooliya oo dhuuxa ka cuna.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax dhererkiisa kordhin.
(f.g) Wax meel ka fogeyn.
(f.mg) Orod ama socod kordin. 4. U dh.: cid waxay qeyb u heshay in ugu darid.
f.g
-reeyay, -raysay
Wadaag: